Menu
A+ A A-

Somali Electronic Dictionary

Rating: Not Rated Yet Manufacturer: Manufacturer Email
Price:
Price with discount: $120.00
Sales price without tax: $120.00
Sales price: $120.00

Description

Contents (Waxaa ku Jira TOBON Qaamuus)

Somali -English

English-Somali 

English-English

English-French 

English-Swedish

English Arabic

Arabic Somali

English-Swahili

English GermanMedical Dictionary 

English Grammar

Irregular Verbs

Phrasal Verbs

English Test

Scientific Calculator

Physics,Maths and 

Chemistry

English proverbsEnglish proverbs

Somali Proverbs

Citizenship Test (USA,UK,

Australia and CANADA)

Scientific Formulas

Mp3 Player (lagu duuban 

karo quraanka iyo Casharada 

dhagaysiga ah)

SAHAL Electronic Dictionary waa Qaamuuskii Electronic ah ee ugu horeeyay ee lagu qoro luqada af soomaaliga. Waa qalab yar oo casri ah oo aad jeebka ama boorsada ku qaadan karto. Wuxuu ka kooban yahay English-Somali ,Somali-English ,Eglish-Engllish, English-Swedish, Medical Dictionary,English Grammar iyo Aqoon kale oo fara badan,intaas oodhan waxay ku jiraan hal shay. Waxaa ku jira erayo aad iyo aad u badan oo ka kooban Daily English used words, Scientific words iyo in kabadan 100,000 oo eray. Waxaa loogu talo galay dhamaan ardayda dugsi hoose ilaa heer jaamacadeed, dhamaan shaqaalaha xafiisyada iyo weliba dadka jecel inay xirfadooda luqdaha kor u qaadaan waxa kale oo uu anfacayaa dadka ku dhashay qurbaha ee raba inay ka haqab beelaan luqadooda hooyo

Reviews

There are yet no reviews for this product.

Login or Register